Site icon Qaamuus

jawaabta

carceer
(m.l)

ld carceerid.

carceer
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Wax muuqaalkiisa libdhid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carceer

carceerid [m.f.dh]
eeg carceer². ld carceer¹.

carceero [m.dh]
1. ld ciiraciiro. Muuqaal ciiro ku jirto. 2. Kaalmo; gargaar.

carceersasho [m.f.dh]
eeg carceerso. ld carceersi.

carceersi [m.l]
ld carceersasho.

carceerso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Wax muuqaalkiisa libdhid.

ciiraciiro [m.dh]
ld carceero.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version