Site icon Qaamuus

jawaabta

cargaag
(m.l)

Cabaadka uu sameeyo awr weyn. ld margaag¹.

cargaag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gmay, -gmatay)

Awr, cabaad weyn samayn. ld margaag².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cargaag

cargaagid [m.f.dh]
eeg cargaag². ld margaagid.

cargaagtamid [m.f.dh]
eeg cargaagtan². ld cargaagtan¹.

cargaagtan [m.l]
ld cargaagtamid.

cargaagtan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
1. Dhawaaq, geedo burburin iwm uu ku kaco libaaxa marka uu caroodo. 2. Muran aan go'aan lahayn ku hadlid.

margaag [m.l]
ld cargaag¹.

margaag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
ld cargaag².

margaagid [m.dh]
ld cargaagid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version