Site icon Qaamuus

jawaabta

cargaagtan
(m.l)

ld cargaagtamid.

cargaagtan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

1. Dhawaaq, geedo burburin iwm uu ku kaco libaaxa marka uu caroodo. 2. Muran aan go'aan lahayn ku hadlid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cargaagtan

cargaagtamid [m.f.dh]
eeg cargaagtan². ld cargaagtan¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version