cariiq
(m.l)Wax qadiin ah; wax qiimo leh; wax caan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cariiq ↴
cariigsad [m.l]
ld cariiqsasho.
cariigsasho [m.dh]
ld cariiqsasho.
cariigsi [m.l]
ld cariiqsasho.
cariigso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld cariiqso.
cariiqsad [m.l]
ld cariiqsasho.
cariiqsasho [m.f.dh]
eeg cariiqso. ld cariigsad, cariigsasho, cariigsi, cariiqsad, carii.
cariiqsi [m.l]
1. Wax la yeeli lahaa, qof darti ama ku xumaynti, u diidid; wax aan sameeyeen oo qof ku xumaynti loo sameeyo. 2. ld cariiqsasho. ld cariiqsasho.
cariiqso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ku c.: fal cid lagu canaadayo ku kicid. ld cariigso.
cari [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin. 2. (f.mg) Neef rimman candho keenid.