Site icon Qaamuus

jawaabta

cariiqso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Ku c.: fal cid lagu canaadayo ku kicid. ld cariigso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cariiqso

cariigso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld cariiqso.

cariiqsasho [m.f.dh]
eeg cariiqso. ld cariigsad, cariigsasho, cariigsi, cariiqsad, carii.

cariiq [m.l]
Wax qadiin ah; wax qiimo leh; wax caan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version