Site icon Qaamuus

jawaabta

carmo
(m.dh)

Geed laamo dhuudhuuban iyo caleemo balballaaran leh oo dhala miro kuwa canabka u eg.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carmo

carmi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Weel carmo marin. 2. Hilib dab ku yacyacoodin. ld carmee.

car [m.l]
1. Qadiidka ku hara weel la culay. 2. Dhadhanka ay yeeshaan caano, biyo iwm oo lagu shubay weel la culay. 3. Cudur candhada geela ku dhaca oo dildilaaciya. 4. (e.d) C.!: haddaad ku dhacdid!; Wir.

car [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Car noqosho. ld cartan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version