carood
(m.l)eeg caroo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carood ↴
caratir [m.l]
Wax qof carooday carada looga ba'sho (siiba haweenka).
cargaagtan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
1. Dhawaaq, geedo burburin iwm uu ku kaco libaaxa marka uu caroodo. 2. Muran aan go'aan lahayn ku hadlid.
dacarood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg dacaroo.
tolow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Qof tolkisii ka carooday tol kale ku biirid.
xanaaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Caro muujin (qof); carood; dhirifid.
caro [m.dh]
Dareen qofka ku dhasha oo shucuurtiisa kiciya marka xumaan ama qadaf lagu sameeyo.
caro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Caro gelid; xanaaqid; camashood.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg