Site icon Qaamuus

jawaabta

carrabla'
(m.dh)

ld carrablaay.

carrabla'
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-'aa -'ayd)

Qof aan ereyada qaarkood sida loogu dhawaaqo karin ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carrabla'

carrabla' [m.dh]
ld carrablaay.

carrabla' [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'aa -'ayd)
Qof aan ereyada qaarkood sida loogu dhawaaqo karin ahaansho.

carrabla'aan [m.f.dh]
1. eeg carrabla'². 2. Shigshigidda. ld carrabla'aansho.

carrabla'aansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld carrabla'aan.

carrablaay [m.dh]
Haweeney aan karin erayada qaarkood sida loogu dhawaaqo. ld carrabla'¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version