carragguur
(m.l)Ka tegidda carrada nafaqada leh ka tagto dhul, daad, dabayl iwm awgeed. ld carroguur.
carragguur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Dabayl, daad iwm awgeed dhul carrada nafaqada leh ka tegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carragguur ↴
carragguurid [m.f.dh]
eeg carragguur².
carroguur [m.l]
(jool.) Rifanka ama lumista carrada sare, inta badanna waxa sababa falka dabaysha iyo roobka. ld carragguur.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg