casiimo
(m.dh)Qoraallo iyo akhrisyo diini oo loola jeedo in cid lagu waxyeelleeyo; asmo. ld casiimad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh casiimo ↴
casiimad [m.dh]
ld casiimo.
casiimaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax casiimo lagu akhriyay ahaansho.
casiimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
Cid casiimo ku akhrin.
qabsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Hawl iwm wax la qabtay ahaansho. 2. Ku q.: wax meel ku dhegsan ahaansho. 3. Tuug, dugaag iwm wax casiimo lagu akhriyey oo aan wax bi'in karin ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg