cataabid
(m.f.dh)eeg catow². ld catow¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cataabid ↴
catow [m.l]
1. Hadal qof ku muujiya xumaan ama dhibaato gaartay, calaacal. 2. ld cataabid.
gooh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -hday)
1. Neef geel ah ololid. 2. Cataabid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg