Site icon Qaamuus

jawaabta

catiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Weel, wax la catiray ahaansho. ld cartiran, catireysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh catiran

cartiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld catiran.

catireysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld catiran.

catirnaan [m.f.dh]
eeg catiran. ld cartirnaan, cartirnaansho, catireysnaan, catireysn

catir [m.dh] (-ro, m.l)
Cad maro ah oo carka lagaga baabbi'iyo weel la culay. ld cartir¹.

catir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -risay)
Weel la culay, cad maro ah ama mayrax carka uga bi'in. ld catir², catiree.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version