Site icon Qaamuus

jawaabta

cawaansi
(m.l)

ld cawaansasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawaansi

cawaansasho [m.f.dh]
eeg cawaanso. ld cawaansad, cawaansi.

cawaan [m.l]
(cawaan, m.dh) 1. Dad jaahil ah oo aan diin lahayn. 2. Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version