Site icon Qaamuus

jawaabta

cawabbari
(m.l)

1. Habeen meel nabad gelyo lagu baryo. 2. ld cawabbarid.

cawabbari
(Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2) (-ryay, -riday/risay; -ryi)

Habeen meel nabad ku baryid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawabbari

cawabbarii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Wax habeen meel ku nabad gelin. ld cawabbariisii.

cawabbariin [m.f.dh]
eeg cawabbarii. ld cawabbarisiin.

cawabbarin [m.dh]
ld cawabbaryid.

cawabbarisii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld cawabbarii.

cawabbarisiin [m.dh]
ld cawabbariin.

cawabbaryid [m.f.dh]
eeg cawabbari². ld cawabbari¹ (2), cawabbarin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version