cawan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax cawo leh ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawan ↴
cawanaan [m.f.dh]
eeg cawan. ld cawanaansho.
cawanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cawanaan.
cawannimo [m.dh]
ld Habeennimo.
caw [m.l]
1. Dhinac; dhan. 2. Aagga u dhow meel. ld caaw¹.
caw [m.dh]
Caleemo dhaadheer, laga sameysto darin dambiil, xarig iwm. oo ka baxda geed la bah ah timirta iyo baarta. ld caaw².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg