Site icon Qaamuus

jawaabta

cawaweer
(m.l)

Nooc ka mid ah libaaxbadeedka.

cawaweer
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

Waqtiga ay qorraxdu dhacdo oo aan si fiican wax loo arag; himhimow. ld cawaweero.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawaweer

cawaweero [m.dh]
ld cawaweer².

geed-dhallaan [m.l]
Geed dhirta la baaseysto ka mid ah oo caruurta lagu daaweeyo, lana aaminsanyahay in la gooyo cawaweerk.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version