caweysin
(m.l)Habeenka gelinkiisa hore. ld caweysimo.
caweysin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-imay, -intay; -imi)Habeenka gelinkiisa hore soo jeedid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caweysin ↴
caweysimid [m.f.dh]
eeg caweysin².
caweysimo [m.dh]
ld caweysin¹.
caweysindambe [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Xilliga u dhexeeya sagaalka ilaa tobanka fiidnimo.
caweysinhoraad [m.dh]
Xilliga u dhexeeya siddeedda fiidnimo ilaa sagaalka.
caweys [m.l]
1. Ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo habeenkii lagu so jeedo. 2. (-syo, m.dh) Baar muusiga laga tumo oo habeenkii dhallintu ku soo jeeddo. 3. ld caweyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg