cawggiir
(m.dh)1. Caw rinji la geliyay. 2. C. ka dhig: si xun wax u baabi'in.
cawggiir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Si xun wax u baabi'in.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawggiir ↴
cawggiirid [m.f.dh]
eeg cawggiir².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg