cawi
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-iyay, -iday/ -isay; -iyi)ld caawi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawi ↴
wac [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Iftiin xoog leh oo si kedis ah dad u cawiro.
caawi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay;-iyi)
Cid kaalmo ama taageero u fidin. ld cawi.
caawinid [m.f.dh]
eeg caawin². ld caawimid, cawimid, cawinid.
caawino [m.dh]
Deeq ama kaalmo loo fidiyo dad tabaalaysan. ld caawimaad, caawimo, caawinaad, cawimaad, cawimo.
caawiyid [m.f.dh]
eeg caawi. ld caawin, caawis, cawin¹, cawis, cawiyid.
cawar [m.l]
1. Nooc ka mid ah libaax badeedka oo aad halis u ah. 2. Qof il la'ama nabar ku leh. ld cawir¹.
cawar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Nafley dhaawac gaarsiin. 2. Nafley iftiin weyn, indhaha uga qabasho. ld cawir².
cawaran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Wax la cawiray noqosho. ld cawiran¹.
cawaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la cawiray ahaansho. ld cawiran².
cawarid [m.f.dh]
eeg cawar². ld cawaraad, cawiraad, cawirid.