cawratiryo
(m.dh)ld cawritir¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawratiryo ↴
cawritir [m.l]
1. Wax la siiyo qof ishiisa laga baqaayo. 2. ld cawritirid. ld cawratir¹ (1), cawratiryo, cawritiryo.
cawratir [m.l]
1. ld cawritir¹. 2. Dhar yar oo cawrada deda.
cawratir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. ld cawritir². 2. Dhar cawrada lagu dedo cid siin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg