Site icon Qaamuus

jawaabta

cayaarid
(m.f.dh)

eeg cayaar². ld ciyaarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cayaarid

waalayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Waalo cayaarid.

yib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Yib cayaarid.

ciyaarid [m.dh]
ld cayaarid.

dhaantee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-teeyay, -taysay)
Dhaanto cayaarid.

dheelsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Qof ku cayaarid ama dhagrid. 2. ld dheeli.

dhuumaalayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Dhuu mashow cayaarid (qof). 2. Gag- gabbasho; dhuundhuumasho.

dulcayaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ku d.: wax dushiis cayaarid.

dulcayaarid [m.f.dh]
eeg dulcayaar.

farakacayaarid [m.f.dh]
eeg farakacayaar².

cayaar [m.dh] (-ro, m.dh)
1. Madaddaalo tab iyo xeel loo dheelo leh oo ay dadku waqtiga isku dhaafiyaan. 2. Fal, jaan iyo jiib leh oo ay dhallinyaradu habeenkii waqtiga iskudhaafiyaan. 3. Tartan kubbad, orod iwm. 4. Kaftan aan run ahayn. ld ciyaar¹.

cayaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Madaddaali tab iyo xeel leh waqti isku dhaafin. 2. Fal, jaan iyo jiib leh habeen waqti isku dhaafin. 3. Tartan kubbad, orod iwm. ka qaybqaadasho. 4. Kaftan dhihid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version