caynsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Wax caymiska ka diiwaan gashan ahaansho (hanti). 2. Wax cayn lagu xiray ahaansho (rati). 3. Wax dhibaato laga samatabixiyey ahaansho (hanti).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caynsan ↴
caynsanaan [m.f.dh]
eeg caynsan. ld caynsanaansho.
caynsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld caynsanaan.
caynsane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
Bayd faal oo madaxa iyo manjaha min laba ka ah, labada hogood oo dhexda ahna min hal.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg