cayuun
(m.dh)1. Geel gaagaaban oo laga helo deexda. 2. Eegmo dhibaato leh oo dadka qaarkii leeyahay. ld acyuun.
cayuun
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-uumay, -uuntay)Cid il wax ku yeelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cayuun ↴
acyuun [m.dh]
1. Jaadadka geela mid ka mid ah. 2. Kartida ishu cid wax ku yeeli karto. ld cayuun¹.
cayuumid [m.f.dh]
eeg cayuun².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg