ceebayn
(m.f.dh)eeg ceebee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ceebayn ↴
haaraan [m.l]
1. Eedeynta cid wax ayna qabin oo ay ka gubanayso lagu eedeeyo. 2. Ceebayn cid loo jeediyo. ld haaraamid. haaraamid
cambaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
1. Cambaar u yeelid. 2. Cid ceeb iyo dhaliil ka faafin; dhaleecayn, ceebayn.
dhaleeco [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Cudur bushinta ku dhaca oo ay la caddaato. 2. Eed iyo ceebayn loo jeediyo cid fal xun ku kacday.
nacaladee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eysay)
1. Eebbe cid nacalad ku ridid. 2. Cid xumaan weyn ku tilmaamid; ceebayn. ld lacanadee, lacnadee, nacalladee, nacdalee.
xil [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ilay, -ishay)
1. Cid mas'uul saarid. 2. Cid ceebayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg