Site icon Qaamuus

jawaabta

ceebee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -baysay)

Wax ceeb u yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ceebee

nacaladaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax nacalad ku dhacday ahaansho. 2. Wax aad loo ceebeeyay ahaansho. ld lacanadeysan, lacnadeysan, nacalladeysan.

ceebayn [m.f.dh]
eeg ceebee.

kashifan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fmay, -fantay; -fmi)
1. Wax qarsoonaa oo la sheegay noqosho. 2. Wax la ceebeeyey noqosho.

kashifan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-fnaa, -fnayd)
1. Wax qarsoonaa oo la sheegay ahaansho. 2. Wax la ceebeeyey ahaansho.

nacaladow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Qof nacaladi ku dhacday noqosho. 2. Qof aad loo ceebeeyey noqosho. ld lacanadow, nacalladow.

ceeb [m.dh]
Sharaf darro ka timaada fal ama hadal anshaxdarro ah oo qof ku kaco. ld ceebaal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version