Site icon Qaamuus

jawaabta

ceerin
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax ceeriin ah ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ceerin

yaanyo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
(bot.) Miro guduudan ama cillaan xigeen ah oo la cuno iyagoo ceerin ama bisil; inta badan iidaankaa lagu daraa.

ceernaan [m.f.dh]
eeg ceerin. ld ceernaansho.

jafle [m.l]
1. Xoolo lugaha dambe oo wax lagu haraatiyo, siiba lo'da la lisayo oo kirtanka badan. 2. Miraha ceerinka marka ay qallalaan.

qeeriin [m.l]
ld ceerin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version