Site icon Qaamuus

jawaabta

cees
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)

Ka c.: qof xurmayn, weynayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cees

caysh [m.l]
ld ceesh¹.

caysh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
ld ceesh².

cayshid [m.dh]
ld ceeshid.

ceesaan [m.l] (-nno, m.dh)
Orgi sannad jir ah.

ceesaan [m.dh] (-aamo, m.l)
Dheddig ari cad oo aan weli curan.

ceesh [m.l]
Cuntada la cuno; quud. ld caysh¹.

ceesh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
Nafley noolaansho. ld caysh².

ceeshid [m.f.dh]
eeg ceesh². ld cayshid.

ceesid [m.f.dh]
eeg cees.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version