Site icon Qaamuus

jawaabta

ceesaan
(m.l) (-nno, m.dh)

Orgi sannad jir ah.

ceesaan
(m.dh) (-aamo, m.l)

Dheddig ari cad oo aan weli curan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ceesaan

garceesaan [m.l]
1. Geed boqoshaaga u eg oo badanaaba dundumooyinka ka baxa. 2. Magac loogu yeero qof leh gar dhuuban sida midka ceesaank.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version