Site icon Qaamuus

jawaabta

ceshiimee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -meysay)

1. Hanti la dhacay ama baadi ah ciddii lahayd u celin. 2. Safar bixiddiisa dib u dhigid. 3. Dhul in la daaqo, in mudda ah u diidid. ld ceshiinee, cishiinee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ceshiimee

ceshiimeyn [m.f.dh]
eeg ceshiimee. ld ceshiineyn, cishiineyn.

ceshiinee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
ld ceshiimee.

cishiinee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
ld ceshiimee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version