cidhib
(m.dh) (-dhbo, m.l)ld cirib.
cidhib
(m.l) (-byo, m.dh)(c.nafl.) Dalool liilsami kara oo carjaw ah, kaas oo ku dheggan gidaarka dalqada ee u dhow salka carrabka naasleyda. Mar wax la liqayo wuxuu daboolaa hunguricadka si aanay cuntadu u gelin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cidhib ↴
cirib [m.dh] (-rbo m.l)
1. Cagta dadka meesha ugu damabeysa oo adag ee u dhexaysa raysmagaadhada iyo boqonta. 2. Ciribdambeed. ld cidhib¹.
haro folkaaneed [m.l] (-dyo, m.dh)
(jool.) Biyo-fadhiisin ku samaysmay karaytar folkaano oo cidhib go'ay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg