Site icon Qaamuus

jawaabta

cidla'
(m.dh)

Meel aan cidna degganeyn ama joogin. ld cidlo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cidla'

cidla' [m.dh]
Meel aan cidna degganeyn ama joogin. ld cidlo.

cidla'joog [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Ugaar. ld duurjoog (1).

cidlee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
1. Meel cidla'ka dhigid. 2. Wax baylah ka dhigid.

cidlo [m.dh]
ld cidla'

cidlow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Meel, wax cidla'ah noqosho.

ciirsila' [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'aa, -'ayd)
Meel cidla'ah oo aan wax la miciinsado joogin.

daleel [m.dh]
1. Meel bannaan oo aan dugsi lahayn. 2. D. ah: meel cidla'ah.

dhakool [m.l]
1. Qof, wax meel cidla'ah taagan ama ka dhisan. 2. ld dhakoolid.

dhakool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Qof, meel cidla'ah iska taagnaansho ama ka dhisnaansho.

duurjoog [m.dh]
1. ld cidla'joog. Nafleyda inta duurka ku nool ee dadka nacfiga u leh. 2. Dhammaan xaywaanka aan ladhaqan (saynis).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version