cifo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ftay, -fatay)Hanti luntay ama baabba'day beddelkooda helid. ld cif, cig, cigo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cifo ↴
cif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fan, -fatan)
ld cifo.
cifasho [m.f.dh]
eeg cifo. ld cifid, cigasho, cigid.
cig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
ld cifo.
cigo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
ld cifo.
ci [m.dh]
Cod dheer oo ay nafleyda qaar sida shimbiraha, bahallada iwm sameeyaan.
ci [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
1. (f.g/mg) Soo c./u soo c./u c.: xoolo, shimbir iwm cod dheer ku dhawaaaqid. 2. Cid u yeerid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg