ciilid
(m.f.dh)eeg ciil².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciilid ↴
ciil [m.l]
Dareen uurkutaallo leh oo ku dhasha qof marka lagu sameeyo wax uusan raalli ka ahayn. ld ciifo.
ciil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iilay, -iishay)
Dareen uurkutaallo leh cid ku beerid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg