Site icon Qaamuus

jawaabta

ciilkambi
(m.l)

ld ciilkambiyid.

ciilkambi
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-iyay, -iday/-isay; -iyi)

1. Is c.: ciil ama xanaaq muujin. 2. Is c.: murugood. 3. Iska c.: ka shallayn, ka xumaasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciilkambi

ciilkambin [m.dh]
ld ciilkambiyid.

ciilkambiyid [m.f.dh]
eeg ciilkambi². ld ciilkambi¹, ciilkambin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version