Site icon Qaamuus

jawaabta

ciiqo
(m.dh) (-ooyin m.l)

1. Meel ciriiri ah oo maritaankeedu dhib yahay. 2. ld ceego.

ciiqo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-qday, -qatay)

Nafley dhibaato la kulmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciiqo

ceego [m.dh]
Si xoog leh oo nafley cunaha looga qabto si neeftu ugu joogsato; miijis. ld ceejo, ciiq, ciiqo¹ (2).

ciiqasho [m.f.dh]
eeg ciiqo².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version