ciirciir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)1. Sabbayn; daandaamid; dheeldheelid. 2. Gaasirid, isdhimid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciirciir ↴
ciirciirid [m.f.dh]
eeg ciirciir.
dalambaabbi [Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
Tabardarro awgeed, socod hadba dhan loo ciirciirayo socosho (qof).
gabgab [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
G. leh: erey lagu muujiyo cagajiidid ama ciirciirid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg