Site icon Qaamuus

jawaabta

cilin
(m.l) (-immo/-inno, m.dh)

1. Nin dhererka caadiga ah aad uga gaaban. 2. Qof qaarka dambe naafo ka ah.

cilin
(m.dh) (-no, m.l)

1. Haweeney dhererka caadiga ah aad uga gaaban. 2. C. ah: miro jirro awgeed la yaryaraaday.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cilin

calaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Qof garaadkiisu aad u yaryahay. 2. Cilin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version