cillaangeedafuul
(m.dh)ld cillaan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cillaangeedafuul ↴
cillaan [m.dh] (-ammo m.l)
Xammaarato yar, quruxsan, oo ay mulaca isku bahyihiin, afar addin iyo dabo dheer leh oo geedaha fuusha. ld cillaangeedafuul.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg