Site icon Qaamuus

jawaabta

cillad
(m.dh) (-do m.l)

1. Dhaliil qof leeyahay oo qiimahiisa hoos u dhiga. 2. Iin wax leeyahay. Tus. “Baabuurka c. buu leeyahay”. ld cillo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cillad

cilladayn [m.f.dh]
eeg cilladee. ld cillayn.

cilladee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Wax cillad u yeelid. ld cillee.

cilladhaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld qayladhaami.

cilladhaamin [m.dh]
ld qayladhaamin.

cilladhaamis [m.l]
ld qayladhaamin.

cilladhaan [m.dh]
ld qayladhaan.

cilladhaansad [m.l]
ld qayladhaansasho.

cilladhaansasho [m.l]
ld qayladhaansasho.

cilladhaansi [m.l]
ld qayladhaansasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version