cilladhaan
(m.dh)ld qayladhaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cilladhaan ↴
cilladhaansad [m.l]
ld qayladhaansasho.
cilladhaansasho [m.l]
ld qayladhaansasho.
cilladhaansi [m.l]
ld qayladhaansasho.
cilladhaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld qayladhaanso.
qayladhaan [m.dh]
Dhawaaq kaalmo dalab ah oo cid loo jeediyo ama loogu digo. ld cilladhaan, qayladhaamo.
qayladhaansasho [m.f.dh]
eeg qayladhaanso. ld cilladhaansad, cilladhaansasho, cilladhaansi.
qayladhaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
U q.: qayladhaan cid u dirasho. ld cilladhaanso.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg