cinaad
(m.l)1. Diidmo luggooyo ku jirta. 2. Runta oo la is diidsiiyo ama laga madax-adaygo. ld canaad¹.
cinaad
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-day, -dday)1. (f.g) Diidmo luggooyo ku jirto cid kula kicid. 2. (f.mg) Runta ka madax-adaygid. ld canaad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cinaad ↴
canaad [m.l]
ld cinaad¹.
canaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld cinaad².
canaadi [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
ld cinaadi.
canaadid [m.dh]
ld cinaadid.
canaadnimo [m.dh]
ld cinaadnimo.
cinaadi [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
C. ah: qof cinaad badan. ld canaadi.
cinaadid [m.f.dh]
eeg cinaad². ld canaadid.
cinaadnimo [m.dh]
Cinaad ahaansho. ld canaadnimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg