ciniq
(m.dh)1. In yar oo dheeraad ah oo la siiyo qof wax gatay. 2. Hambo. ld iniq.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciniq ↴
iniq [m.dh]
ld ciniq.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg