Site icon Qaamuus

jawaabta

ciribso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Cid, ciirsi weyddiisasho. 2. Qof, cid ka horreysa tiigsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciribso

ciribsasho [m.f.dh]
eeg ciribso.

cirib [m.dh] (-rbo m.l)
1. Cagta dadka meesha ugu damabeysa oo adag ee u dhexaysa raysmagaadhada iyo boqonta. 2. Ciribdambeed. ld cidhib¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version