Site icon Qaamuus

jawaabta

ciribtirid
(m.f.dh)

eeg ciribtir². ld ciribtir¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciribtirid

baabbi'i [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax ciribtirid. 2. Raad, calaamad iwm oo meel ku yaal tirtirid. Tus. “Rooble ayaa wixii sabuuradda ku qornaa baabbi'iyay”. 3. Sharci burin. 4. Sharaf awood iwm ee qof leeyahay waxyeeleyn.

ciribtir [m.l]
Baabi'inta jiritaanka nafley ama wax kale. ld ciribtirid.

degeltir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax ciribtirid.

digaggub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax ciribtirid.

ciribtir [m.l]
Baabi'inta jiritaanka nafley ama wax kale. ld ciribtirid.

ciribtir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax jiritaankiisa baaba'ay ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version