ciriiryoon
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Meel, wax ciriiri ah ahaansho. ld cariiryoon.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciriiryoon ↴
edeg [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Xero yar oo dhasha xoolaha irmaan lagu xereeyo. 2. Meel ciriiryoon.
ulaysi-dagiiran [m.l]
Waddo halka ay ka billaabanaysa u ballaaran, halka ay ku dhammaanaysana u ciriiryoon oo dagiiranka lagu soo qumiyo si ay ugu ururaan edegga. Mur-dagiiran.
cariiryoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld ciriiryoon.
cariiryoonaan [m.dh]
ld ciriiryoonaan.
cariiryoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ciriiryoonaan.
ciiqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qaysay)
1. Wax meel ciriiryoon marsiin. 2. ld ceeji.
ciriiryoonaan [m.f.dh]
eeg ciriiryoon. ld cariiryoonaan, cariiyoonaansho, ciriiryoonaansho.
ciriiryoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ciriiryoonaan.
kakabo [m.dh]
1. Cayrinta lagu cayriyo wax meel ciriiryoon. 2. Cayrinta wax meel lagu cayriyo. ld kakabin.