coodin
(m.l)Geed nagaar dhulka ku faalala oo leh laamo dhudhuuban, caleemo yaryar iyo buruq biyo badan oo la cuno.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh coodin ↴
halaammacoodin [m.f.dh]
eeg halaamma-coodi. ld halaammacayn, halaamma-cays, halaammacoodis.
cood [m.l]
1. Maal; hanti. 2. Xoolaha la dhaqdo. ld cuud¹ (4).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg