daabacaad
(m.dh)daabacaad m.dh 1. Gelinta qoraal madbacad la geliyo. 2. Qoraal inta hal mar la daabaco. ld daabicid. daabicid
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daabacaad ↴
daabicid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daabac². ld daabac¹ (4), daabacaad. daabac, daabacaad
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg