daac
(m.dh)Qabatoon; macaluul; diihaal. qabatoon, macaluul, diihaal
daac
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-cay, -cday)1. (f.g) Neef caloosha ka timaadda oo dhawaaq leh, afka ka sii deyn. 2. (f.mg) Nafley caatoobid. ld daaco². daaco
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daac ↴
caadbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
1. Soo c.: bannaan u soo bixid; muuqasho. 2. Soo c.: qof daacad ah ahaansho.
daacad [m.dh]
Qof niyad samida ama mukhlisnimada uu muujinayo ay ka dhabtahay.
daacadnimo [m.dh]
Daacad ahaansho.
daacadxumo [m.dh]
Daacadnimo la'aan.
daacaqurmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daacaqurun². ld dacwashiirid. daacaqurun, dacwashiirid
daacaqurun [m.l]
Daaco ur qurmoon oo ka timaadda calool cunto kala duwan qaadatay. ld dacwashiir¹. dacwashiir
daacaqurun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Qof, cunto uu cunay ku bukooday oo naqas qurmoon bixinaya noqosho. ld dacawashiir². dacawashiir
daacasho [m.dh]
ld daacid. daacid