daadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax meel ay ku jireen ka geddin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daadi ↴
daadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daad². daad
daadin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daadi. ld daadis. daadi, daadis
daadis [m.l]
ld daadin. daadin
daadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la daadiyay ahaansho.
eedaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg eedaad². eedaad
idaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg idaad². idaad
nabdaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabdaad.
adaadi [m.l]
Lacag sanuud ah oo qiimaheedu dhanyahay labaatan senti.
adaadixid [m.f.dh]
eeg adaadax².
daa [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (dayay, deysay; deyn)
1. Wax xannibnaa faraha ka qaadid. 2. Hawl la hayay faraha ka qaadid. 3. Wax la caadaystay joojin. Tus. “Waxaa fiican inaad sigaarka dayso”.