daahin
(m.f.dh)eeg daahi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daahin ↴
raaji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax cumrigooda dheerayn. 2. Wax daahin.
manjasuuxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid taagnaan badan ku daahin. ld majaxuusi.
muddaahinee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
Arrin aan la rabin in durba la fuliyo, dibudhig, meermeeris iyo hadal macaan ku wadid. ld muddaahanee.
muddaahineyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg muddaahinee. ld muddaahaneyn, muddaahano, muddaahino.
muddaahino [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld muddaahineyn.
daah [m.l]
1. Dibdhac; raagis; dubudhac. 2. ld daahid.
daah [m.l] (-hyo, m.dh)
Ilixir laga sameeyay dhar ama shiraac ama wax kale oo lagu xiro albaabbada iyo khalfadaha iwm ama qolalka lagu kala gooyo.
daah [m.l] (-hyo, m.dh)
(riw.) D. masraxiyeed: ilxir loo adeegsado goobta masraxiyadda.
daah [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-hay, -hday)
Ilixir u yeelid.
daah [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -hday)
1. Raagid; dib u dhicid. 2. Ka soo d.: madaxqaad; cudur ka kicid; diif cudur ka muuqato.